Matayos 19:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Markii uu ninkii dhalinyarada ahaa maqlay hadalkaas, wuu tagay isaga oo murugaysan, waayo wuxuu lahaa maal badan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Ninkii dhallinyarada ahaa goortuu hadalkaas maqlay ayuu baxay isagoo calool xun, waayo, wuxuu ahaa mid waxyaalo badan leh. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Ninkii dhallinyarada ahaa goortuu hadalkaas maqlay ayuu baxay isagoo calool xun, waayo, wuxuu ahaa mid waxyaalo badan leh. Viz kapitola |