Matayos 19:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Haddii aad rabto inaad wanaagsanaato, tag oo gad hantidaada kadibna masaakiinta sii, waxaadna hanti ku lahaan doontaa jannada. Kadib kaalay oo isoo raac.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Ciise ayaa ku yidhi, Haddaad doonaysid inaad samaatid, tag oo iibi waxaad haysatid, oo masaakiinta sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Ciise ayaa ku yidhi, Haddaad doonaysid inaad samaatid, tag oo iibi waxaad haysatid, oo masaakiinta sii, oo waxaad jannada ku lahaan doontaa maal; ee kaalay oo i soo raac. Viz kapitola |