Matayos 19:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Dadka qaar ma guursan karaan cilad ey ku dhasheen awgeed, qaar kalana ma guursan karaan jirkooda oo la dhufaanay awgeed, qaar kalana boqortooyada jannada darteed ayeysan u guursan. Qofkii raba inuu arintan aqbalo ha aqbalo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Waayo, waxaa jira bohommo sidaas kaga dhashay uurkii hooyadood, oo waxaa jira bohommo dadku dhufaanay, oo waxaa jira bohommo isaga dhigay bohommo boqortooyada jannada aawadeed. Kii hadalkan aqbali karaa, ha aqbalo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Waayo, waxaa jira bohommo sidaas kaga dhashay uurkii hooyadood, oo waxaa jira bohommo dadku dhufaanay, oo waxaa jira bohommo isaga dhigay bohommo boqortooyada jannada aawadeed. Kii hadalkan aqbali karaa, ha aqbalo. Viz kapitola |