Matayos 19:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayuu Ciise ugu jawaabay, “Dadka oo dhan ereygan ma wada aqbali karaan, laakiin waxaa aqbali kara oo kaliya kuwa la siiyay awoodda ey doob ku ahaadaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Laakiin wuxuu ku yidhi, Dadka oo dhammu ereygan ma wada aqbali karaan, kuwii la siiyey mooyaane. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Laakiin wuxuu ku yidhi, Dadka oo dhammu ereygan ma wada aqbali karaan, kuwii la siiyey mooyaane. Viz kapitola |