Matayos 18:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Haddii gacantaadu ama cagtaadu xumaan kuu keeneyso iska jar oo tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad nolosha weligeed ah adiga oo curiyaan ah gashid intii naarta lagugu tuuri lahaa adiga oo laba gacmood iyo laba cagood leh. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Haddii gacantaadu ama cagtaadu ku xumayso, iska jar, oo iska tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan iyo lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba gacmood iyo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa dabka weligiis ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Haddii gacantaadu ama cagtaadu ku xumayso, iska jar, oo iska tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan iyo lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba gacmood iyo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa dabka weligiis ah. Viz kapitola |