Matayos 18:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Kadibna xanaaq dartiis ayuu sayidkiisi askarta ugu dhiibay adeegihiisi si xabsiga loo galiyo oo loo ciqaabo, illaa uu deynta lagu leeyahay ka bixiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Markaasaa sayidkiisu cadhooday oo u dhiibay kuwa dadka silciya ilaa uu bixiyo wixii lagu lahaa oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Markaasaa sayidkiisu cadhooday oo u dhiibay kuwa dadka silciya ilaa uu bixiyo wixii lagu lahaa oo dhan. Viz kapitola |