Matayos 18:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Adeegihii deynta lagu lahaa ayaa jilbaha dhulka dhigtay oo baryay adoonkii kale isaga oo leh, ‘Ii dulqaado, wax walba waan bixin doonaa.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Addoonkii uu la shaqayn jiray ayaa haddaba cagihiisii isku riday oo baryay, oo ku yidhi, Ii dulqaado, anna waan bixin doonaaye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Addoonkii uu la shaqayn jiray ayaa haddaba cagihiisii isku riday oo baryay, oo ku yidhi, Ii dulqaado, anna waan bixin doonaaye. Viz kapitola |