Matayos 18:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Markaas ayaa adeegihii jilba jabsaday boqorkii hortiisa oo baryay isaga oo leh, ‘Ii dulqaado, wax walba waan bixin doonaa.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Addoonkii haddaba wuu dhacay, oo intuu sujuuday, ayuu wuxuu ku yidhi, Ii dulqaado, anna waan wada bixin doonaaye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Addoonkii haddaba wuu dhacay, oo intuu sujuuday, ayuu wuxuu ku yidhi, Ii dulqaado, anna waan wada bixin doonaaye. Viz kapitola |