Matayos 18:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 “Runtii waxaan kaloo idin ku leeyahay, haddii laba idin ka mid ah arin ku heshiiyaan aduunka oo ey Illaahey ka baryaan, Aabahayga jannada ku jira wuu u oofin doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Weliba waxaan idinku leeyahay, Haddii laba idinka mid ahu dhulka ku heshiiyaan wax kastoo ay baryaan, way uga noqon doontaa xagga Aabbahayga jannada ku jira. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Weliba waxaan idinku leeyahay, Haddii laba idinka mid ahu dhulka ku heshiiyaan wax kastoo ay baryaan, way uga noqon doontaa xagga Aabbahayga jannada ku jira. Viz kapitola |