Matayos 18:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Ciise hadalkii ayuu sii waday wuxuuna yiri, “Haddii qof walaalaha ka mid ah kugu qaldamo, qaladka uu kaa galay si gooni ah ugu sheeg. Haddii uu qaato qaladkiisa, waad ku guuleysatay walaalkaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Oo haddii walaalkaa kugu dembaabo, u tag oo canaano, adiga iyo isaga keli ahaantiinna. Hadduu ku maqlo, walaalkaa waad soo ceshatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Oo haddii walaalkaa kugu dembaabo, u tag oo canaano, adiga iyo isaga keli ahaantiinna. Hadduu ku maqlo, walaalkaa waad soo ceshatay. Viz kapitola |