Matayos 18:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markii uu helana, runtii waxaan idin ku leeyahay halkaas lax ayaa uga farxad badan sagaal iyo sagaashankii aan lumin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Oo hadday noqoto inuu helo, runtii waxaan idinku leeyahay, taas aad buu ugu farxaa si uusan ugu farxin sagaal iyo sagaashankii aan hallaabin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Oo hadday noqoto inuu helo, runtii waxaan idinku leeyahay, taas aad buu ugu farxaa si uusan ugu farxin sagaal iyo sagaashankii aan hallaabin. Viz kapitola |