Online Bible

- Reklamy -




Matayos 17:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Markey buurta kasoo dagayeen Ciise wuxuu xertii ku amray oo ku yiri, “Waxaad aragteen qofna ha u sheegina, illaa Wiilka Aadanaha dhimashada laga soo sarakiciyo.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

9 Markay buurta ka soo degayeen, Ciise ayaa amray oo wuxuu ku yidhi, Ninna ha u sheegina wixii aad aragteen intaanu Wiilka Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

9 Markay buurta ka soo degayeen, Ciise ayaa amray oo wuxuu ku yidhi, Ninna ha u sheegina wixii aad aragteen intaanu Wiilka Aadanahu kuwii dhintay ka soo sara kicin.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 17:9

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy