Matayos 17:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Butros oo weli hadlaya, ayaa waxaa iyagii daboolay daruur dhalaalaysa, cod ayaana daruurta ka dhex dhawaaqay oo yiri, “Kani waa Wiilkeyga aan jeclahay, waana ka raali noqday ee isaga dhagaysta!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Intuu weli hadlayay, daruur dhalaalaysa ayaa hadhaysay, oo cod baa daruurtii ka soo baxay oo yidhi, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay. Maqla isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Intuu weli hadlayay, daruur dhalaalaysa ayaa hadhaysay, oo cod baa daruurtii ka soo baxay oo yidhi, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay oo aan ku faraxsanahay. Maqla isaga. Viz kapitola |