Online Bible

- Reklamy -

Matayos 17:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markaas ayuu Butros Ciise ku yiri, “Sayidow, wey wanaagsan tahay inaan halkan sii joogno. Ii ogolow inaan saddex teendho dhiso, mid adiga ayaa leh, midna Muuse midna Eliyaas.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Markaasaa Butros u jawaabay oo wuxuu Ciise ku yidhi, Sayidow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Haddaad doonayso saddex waab ayaan halkan ka dhisayaa, mid adaan kuu dhisayaa, midna Muuse, midna Eliyaas.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 17:4

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy