Online Bible

- Reklamy -

Matayos 17:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

27 Laakiin si aanan dhibaato u sababin, warta tag oo maqaalintaada ku tuur kadibna kalluunka ugu horeeya ee aad qabataan afkiisa kala fur, waxaadna ka heli doontaa afar dirham, kuwa canshuurta qaada sii waa canshuurtayda iyo tiina.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

27 Laakiin si aynan u xumayn iyaga, badda tag, oo jillaab ku tuur, oo kalluunka kolka hore soo baxa soo qaad, oo goortaad afkiisa furtid waxaad ka heli doontaa istater. Kaas qaad oo inooga bixi aniga iyo adigaba.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 17:27

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy