Online Bible

- Reklamy -

Matayos 17:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Markaas ayuu Butros ku jawaabay, “Haa, wuu bixiyaa.” Markii uu Butros guriga soo galay Ciise ayaa weydiiyay, isaga oo leh, “Maxey kula tahay Simoonow? Boqorrada aduunku yey canshuurta ka qaadaan? Ma wiilashooda mise dadka kale?”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Wuxuu yidhi, Haah, wuu bixiyaa. Oo goortuu guriga galay Ciise ayaa hadal hor mariyey oo ku yidhi, Maxay kula tahay, Simoonow? Boqorrada dhulku yay ka qaadaan cashuurta iyo baadda? Wiilashooda ama shisheeyaha?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 17:25

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy