Online Bible

- Reklamy -

Matayos 17:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Kadib markey Ciise iyo xertiisi yimaadeen Kafarna’um, ayaa waxaa Butros u yimid kuwii qaadi jiray labada dirham ee canshuurta macbadka waxeyna weydiiyeen, “Macalinkiinu ma bixiyo miyaa canshuurta macbadka?”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Goortay Kafarna'um yimaadeen, waxaa Butros u yimid kuwii labada daraakmo qaadi jiray, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallinkiinnu labadii daraakmo oo cashuurta ahayd sow ma bixiyo?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 17:24

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy