Online Bible

- Reklamy -

Matayos 17:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Iimaankiina oo yar darteed ayaad ruuxyada wasakhda leh u bixin waydeen. Runtii waxaan idin ku leeyahay, haddii aad lahaan lahaydeen iimaan sida iniinta khardalka u yar, waxaad ku dhihi lahaydeen buurtan, ‘Halkan ka dhaqaaq oo halkaas tag,’ weyna dhaqaaqi lahayd, oo waxba idin kuma adkaan lahayn. [

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Wuxuu ku yidhi, Waa rumaysadyaraantiinna aawadeed. Runtii waxaan idinku leeyahay, Haddaad leedihiin rumaysad iniin khardal le'eg, waxaad buurtan ku odhan doontaan, Halkan ka dhaqaaq oo halkaas tag, wayna dhaqaaqi doontaa, oo waxba ma kari waayi doontaan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 17:20

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy