Matayos 17:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 wuxuuna ku yiri, “Sayidow, wiilkeyga u naxariiso, wuxuu qabaa suuxdin aad buuna u dhibaataysan yahay, mararka qaar wuxuu ku dul dhacaa dab ama biyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Sayidow, wiilkayga u naxariiso, waayo, suuxdin buu qabaa oo aad buu u xanuunsadaa, oo marar badan wuxuu ku dhacaa dabka, marar badanna biyo, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Sayidow, wiilkayga u naxariiso, waayo, suuxdin buu qabaa oo aad buu u xanuunsadaa, oo marar badan wuxuu ku dhacaa dabka, marar badanna biyo, Viz kapitola |