Matayos 17:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Laakiin waxaan idin ku leeyahay, Eliyaas wuuba yimid mana eysan garan, wax walboo ey doonayeenna wey ku sameeyeen. Sidaas oo kale ayeyna Wiilka Aadanaha gacantooda ugu silcin doonaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Eliyaas horuu u yimid, wayna garan waayeen, laakiin wax kasta oo ay doonayeen ayay ku sameeyeen isaga. Sidaas oo kalena Wiilka Aadanahu xanuun buu ka heli doonaa iyaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Eliyaas horuu u yimid, wayna garan waayeen, laakiin wax kasta oo ay doonayeen ayay ku sameeyeen isaga. Sidaas oo kalena Wiilka Aadanahu xanuun buu ka heli doonaa iyaga. Viz kapitola |