Matayos 16:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Qoom shar leh oo sino badan ayaa calaamad raba! Laakiin calaamad lama siin doono aan ahayn calaamaddii Yoonis.” Kadib Ciise wuu iska dhaafay iyaga wuuna ka tagay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Waxaa calaamo doonaya qarni shareed oo sina leh, calaamose lama siin doono calaamadii Yoonis maahee. Markaasuu iska daayay iyaga oo ka tegey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Waxaa calaamo doonaya qarni shareed oo sina leh, calaamose lama siin doono calaamadii Yoonis maahee. Markaasuu iska daayay iyaga oo ka tegey. Viz kapitola |