Matayos 16:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Ciise ayaa u jawaabay oo Butros ku yiri, “Dib iiga leexo Shaydaan yahow! Aqabad aan ku turunturoodo ayaad igu tahay, waayo fikiradahan kama yimaadaan Illaahey xaggiisa ee waxey ka yimaadaan dabeecada binu aadanka.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin Butros ayuu u soo jeestay oo ku yidhi, Gadaal iga mar, Shaydaan yahow. Waad i xumaynaysaaye, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Laakiin Butros ayuu u soo jeestay oo ku yidhi, Gadaal iga mar, Shayddaan yahow. Waad i xumaynaysaaye, waayo, waxyaalaha Ilaah kama fikirtid, waxaadse ka fikirtaa waxyaalaha dadka. Viz kapitola |