Matayos 16:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Markaas ayuu Butros Ciise gooni ula baxay oo la canaantay wuxuuna ku yiri, “Lagama yaabo Sayidow, arintaas weligeed kugu dhici mayso!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Markaasaa Butros gees u waday oo bilaabay inuu canaanto, oo wuxuu ku yidhi, Ilaah ha kaa hayo, Sayidow, taasu weligaa kuuma noqon doonto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 Markaasaa Butros gees u waday oo bilaabay inuu canaanto, oo wuxuu ku yidhi, Ilaah ha kaa hayo, Sayidow, taasu weligaa kuuma noqon doonto. Viz kapitola |