Matayos 16:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waqtigaas laga bilaabo Ciise wuxuu bilaabay inuu xertiisi u sharaxo waxa ku dhici doona oo ah inuu Yeruusaalem tago oo uu si xun ugu silco gacanta odayaasha, gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga, iyo in la dili doono maalinta saddexaadna uu soo sarakici doono. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Kolkaa dabadeed Ciise Masiix ayaa bilaabay inuu xertiisii u sheego inay waajib ugu tahay inuu Yeruusaalem tago, oo xanuun badan ka helo waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimada, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Kolkaa dabadeed Ciise Masiix ayaa bilaabay inuu xertiisii u sheego inay waajib ugu tahay inuu Yeruusaalem tago, oo xanuun badan ka helo waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmada, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo. Viz kapitola |