Matayos 16:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Markii uu cirku guduudanyahay fiidkii waxaad tiraahdaan, ‘Waxey noqon doontaa maalin wanaagsan waayo cirku wuu guduudanyahay,’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Goortii ay makhrib tahay waxaad tidhaahdaan, Waxay noqonaysaa maalin wanaagsan, waayo, cirku waa guduudan yahay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Goortii ay makhrib tahay waxaad tidhaahdaan, Waxay noqonaysaa maalin wanaagsan, waayo, cirku waa guduudan yahay. Viz kapitola |