Matayos 16:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Markaas ayuu Ciise Butros ku yiri, “Waad barakeysan tahay Simoon ina Yoonisow, waayo arintan binu aadan kuuma muujinin, laakiin waxaa kuu muujiyay Aabahayga jannada ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Waad barakaysan tahay Simoon ina Yoonis, waayo, bini-aadmi tan kuuma muujin, laakiin Aabbahayga jannada ku jira ayaa kuu muujiyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi, Waad barakaysan tahay Simoon ina Yoonis, waayo, bini-aadmi tan kuuma muujin, laakiin Aabbahayga jannada ku jira ayaa kuu muujiyey. Viz kapitola |