Matayos 15:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Iyagoo dhan wey cuneen weyna dhargeen. Kadibna xertii waxey soo ururiyeen toddoba dambiil oo jajab la soo reebay ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Dhammaantood way wada cuneen oo dhergeen, oo waxay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Dhammaantood way wada cuneen oo dhergeen, oo waxay soo ururiyeen toddoba dambiilood oo ka buuxa jajabkii hadhay. Viz kapitola |