Matayos 15:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Kadibna wuxuu qaaday toddobadii kibis iyo kalluunkii, oo markii uu Illaahey u mahadceliyay kadib ayuu kala googooyay wuxuuna u dhiibay xertiisi, iyaguna waxey sii siiyeen dadkii badnaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Markaasuu toddobadii kibsood iyo kalluunkii soo qaaday, oo goortuu ku mahad naqay ayuu kala jejebiyey oo xertii siiyey, xertiina dadkii badnaa ayay siiyeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Markaasuu toddobadii kibsood iyo kalluunkii soo qaaday, oo goortuu ku mahadnaqay ayuu kala jejebiyey oo xertii siiyey, xertiina dadkii badnaa ayay siiyeen. Viz kapitola |