Online Bible

- Reklamy -

Matayos 15:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Markaas ayaa Ciise iskugu yeeray xertiisi oo ku yiri, “Dadkan badan ayaan u naxariisanayaa, waayo saddex maalmood ayey ila joogeen oo waxey cunaanna ma haystaan. Ma rabo inaan diro iyagoo gaajeysan, waxaa laga yaabaa iney jidka ku dhacaan.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Markaasaa Ciise xertiisii u yeedhay oo ku yidhi, Dadka badan ayaan u naxariisanayaa, waayo, durba saddex maalmood ayay ila joogeen, oo waxay cunaanna ma haystaan. Dooni maayo inaan diro iyagoo sooman waaba intaas oo ay jidka ku itaal beelaane.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 15:32

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy