Online Bible

- Reklamy -

Matayos 15:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Dadkii wey yaabeen markey arkeen kuwii aan hadli karin oo hadlaya, kuwii curyaanka ahaa oo la bogsiiyay, kuwii lugaha la’aa oo soconaya iyo indhoolayaashii oo wax arkaya, qof walbana wuxuu ammaanayay Illaaha reer binu Israa’iil.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Sidaas daraaddeed baa dadkii yaabay goortay arkeen kuwii carrabka la'aa oo hadlaya iyo kuwii lugaha la'aa oo bogsaday iyo kuwii curyaanka ahaa oo socda iyo kuwii indhaha la'aa oo wax arkaya, waxayna ammaaneen Ilaaha reer binu Israa'iil.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 15:31

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy