Matayos 15:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Ciise halkaas wuu ka tagay wuxuuna aaday dhinaca badda Galili, kadibna wuxuu fuulay buur oo fariistay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Markaasaa Ciise halkaas ka tegey, oo wuxuu u soo dhowaaday badda Galili, oo buurtuu fuulay oo halkaasuu fadhiistay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Markaasaa Ciise halkaas ka tegey, oo wuxuu u soo dhowaaday badda Galili, oo buurtuu fuulay oo halkaasuu fadhiistay. Viz kapitola |