Matayos 15:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Laakiin Ciise uma uusan jawaabin haweeneydii. Markaas ayaa xertiisi u yimaadeen oo baryeen iyagoo leh, “Iska dir oo waxey rabto u samee waayo wey naga daba qaylineysaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin hadal uguma uu jawaabin. Markaasaa xertiisii u timid oo ka bariday iyagoo leh, Eri, waayo, way inaga daba qaylinaysaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Laakiin hadal uguma uu jawaabin. Markaasaa xertiisii u timid oo ka bariday iyagoo leh, Eri, waayo, way inaga daba qaylinaysaa. Viz kapitola |