Online Bible

- Reklamy -




Matayos 15:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Waxaana halkaas ugu timid haweeney reer Kancaan ah oo ku qaylineysa, “Sayidow, Wiilkii Daa’uudow, ii naxariiso! Gabadheydi ayaa ruux wasakh leh ku jira aad ayeyna u dhibaatooneysaa.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

22 Oo naag reer Kancaan ah ayaa soohdimahaas ka soo baxday oo qaylisay iyadoo leh, Ii naxariiso, Sayidow, ina Daa'uudow. Gabadhayda jinni baa si xun u waalaya.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 15:22

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy