Matayos 15:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Iska dhaafa waayo iyagu waa indhoolayaal indhoolayaal kale hogaaminaya, markii uu indhoole hogaamiyo indhoole kale iyagoo dhan hog ayey ku wada dhacaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Iska daaya. Iyagu waa indhoolayaal indhoolayaal hagayaye. Laakiin nin indha la' hadduu nin indha la' hago, labadooduba god bay ku dhici doonaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Iska daaya. Iyagu waa indhoolayaal indhoolayaal hagayaye. Laakiin nin indha la' hadduu nin indha la' hago, labadooduba god bay ku dhici doonaan. Viz kapitola |