Matayos 14:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Boqorku wuu ka xumaa wuxuu ballan qaaday, laakiin ma uu rabin inuu jabiyo ballantii uu martida hortooda ku qaaday, haddaba wuxuu amray in dalabkeeda la yeelo, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Boqorkii waa calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuu ku amray in la siiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Boqorkii waa calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuu ku amray in la siiyo. Viz kapitola |