Matayos 14:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Iyadoo ey hooyadeed horay ula soo talisay ayey tiri, “Saxan weyn iigu rid madaxa Yooxanaa Baabtiisaha.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Iyadoo hooyadeed hore ula soo talisay ayay tidhi, Halkan xeedho igu soo sii madaxa Yooxanaa Baabtiisaha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Iyadoo hooyadeed hore ula soo talisay ayay tidhi, Halkan xeedho igu soo sii madaxa Yooxanaa Baabtiisaha. Viz kapitola |