Matayos 14:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Markii la gaaray maalintii xuska dhalashada Herodos, gabadhii Herodiya ayaa si fiican martidii ugu ciyaartay aad ayeyna uga farxisay Herodos, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Goortii maalintii la xusuustay dhalashadii Herodos timid, gabadhii Herodiya ayaa dadkii dhexdiisa ku cayaartay, oo Herodos ayay ka farxisay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Goortii maalintii la xusuustay dhalashadii Herodos timid, gabadhii Herodiya ayaa dadkii dhexdiisa ku cayaartay, oo Herodos ayay ka farxisay. Viz kapitola |