Matayos 14:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Markii fiidkii la gaaray, ayey xertii Ciise u yimaadeen waxeyna ku yiraahdeen, “Meeshan waa meel cidlo ah, waqti dambe ayaana la joogaa, ee dadkan kala dir si ey tuulooyinka u tagaan oo ey cunto uga soo gataan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Goortii makhribkii la gaadhay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, wakhtigiina waa dhammaaday, haddaba dadka dir si ay tuulooyinka u tagaan oo cunto u soo iibsadaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Goortii makhribkii la gaadhay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, wakhtigiina waa dhammaaday, haddaba dadka dir si ay tuulooyinka u tagaan oo cunto u soo iibsadaan. Viz kapitola |