Matayos 13:57 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub57 Dadkiina aad ayey uga xumaadeen wuxuu Ciise sameynayay. Laakiin Ciise ayaa ku yiri, “Nebi dad walba ayaa sharfa waxaanan ka ahayn dadka magaaladiisa iyo reerkiisa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH57 Wayna ka xumaadeen, laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Nebi murwad la' ma jiro, waddankiisa iyo gurigiisa dhexdooda maahee. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah57 Wayna ka xumaadeen, laakiin Ciise wuxuu ku yidhi, Nebi murwad la' ma jiro, waddankiisa iyo gurigiisa dhexdooda maahee. Viz kapitola |