Online Bible

- Reklamy -




Matayos 13:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

52 Markaas ayuu wuxuu ku yiri, “Haddaba mid walboo sharciga Muuse macalin ku ah kaasoo xer ku noqday boqortooyada jannada waa sida nin guri leh oo maqsiinkiisa kasoo saaraya alaab qaali ah oo cusub iyo alaab duug ah.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

52 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sidaa darteed mid kasta oo culimada ka mid ah oo xer looga dhigay boqortooyada jannada, wuxuu u eg yahay nin reer odaygiis ah oo maalkiisa ka soo saara wax cusub iyo wax duug ah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

52 Markaasuu wuxuu ku yidhi, Sidaa darteed mid kasta oo culimmada ka mid ah oo xer looga dhigay boqortooyada jannada, wuxuu u eg yahay nin reer odaygiis ah oo maalkiisa ka soo saara wax cusub iyo wax duug ah.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 13:52

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy