Matayos 13:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Wiilka Aadanahu wuxuu diri doonaa malaa’igtiisa, waxeyna boqortooyada Illaahey kasoo ururin doonaan qof walboo xumaan sameeya ama dadka u sababa iney dembi sameeyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Wiilka Aadanaha ayaa malaa'igihiisa diri doona, oo waxay boqortooyadiisa ka ururin doonaan wax kasta oo xumeeya iyo kuwa dembiga fala. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Wiilka Aadanaha ayaa malaa'igihiisa diri doona, oo waxay boqortooyadiisa ka ururin doonaan wax kasta oo xumeeya iyo kuwa dembiga fala. Viz kapitola |