Online Bible

- Reklamy -




Matayos 13:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Kadib Ciise wuu ka tagay meeshii ey dadka badan joogeen wuxuuna aaday guri, xertiisi ayaa u yimaadeen waxeyna ku yiraahdeen, “Noo macnee tusaalihii gocondhadii beerta dhexdeeda ku taalay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Markaasuu dadkii badnaa ka tegey oo guriga galay. Xertiisii ayaa u timid oo waxay ku yidhaahdeen, Noo caddee masaalkii gocondhadii beerta.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

36 Markaasuu dadkii badnaa ka tegey oo guriga galay. Xertiisii ayaa u timid oo waxay ku yidhaahdeen, Noo caddee masaalkii gocondhadii beerta.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 13:36

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy