Online Bible

- Reklamy -




Matayos 13:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Haddana Ciise wuxuu u sheegay tusaale kale, “Boqortooyada jannada waa sida haweeney khamiir ku qastay labaatan iyo toddoba kiiloo bur ah illaa uu cajiinkii oo dhan ka faxay.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Masaal kale ayuu kula hadlay, Boqortooyada jannada waxay u eg tahay khamiir, kan naagi intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

33 Masaal kale ayuu kula hadlay, Boqortooyada jannada waxay u eg tahay khamiir, kan naagi intay qaadday ay saddex qiyaasood oo bur ah ku dhex qooshtay ilaa ay wada khamiireen.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 13:33

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy