Matayos 13:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Kadib Ciise tusaale kale ayuu u sheegay, “Boqortooyada jannada waa sida iniin khardal ah oo uu nin qaaday kuna beeray beertiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Masaal kale ayuu u saaray oo wuxuu yidhi, Boqortooyada jannada waxay u eg tahay iniin khardal, tan uu nin qaaday oo beertiisa ku beeray. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Masaal kale ayuu u saaray oo wuxuu yidhi, Boqortooyada jannada waxay u eg tahay iniin khardal, tan uu nin qaaday oo beertiisa ku beeray. Viz kapitola |