Online Bible

- Reklamy -

Matayos 13:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Iska daaya ha isla baxaan illaa waqtiga gurashada. Markii waqtigaas la gaaro ayaan kuwa beerta goynaya ku dhihi doonaa, marka hore gocondhada gooya oo xirmo xirmo iskugu xira si loo gubo, kadibna sarreenka soo gooya oo maqsinkeyga iigu keena.’ ”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Labadoodu ha isla baxaan ilaa beergooyska, oo wakhtiga beergooyska waxaan kuwa gooya ku odhanayaa, Horta waxaad ururisaan gocondhadii, oo xidhmo xidhmo isugu xidha in la gubo, laakiin sarreenka ku soo ururiya maqsinkayga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 13:30

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy