Matayos 13:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Dad badan ayaa agtiisa ku soo ururay wuxuuna fariistay doon korkeed, dadkiina waxey taagnaayeen warta qarkeeda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo waxaa u soo ururay dad faro badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay oo fadhiistay, dadkii badnaa oo dhammuna xeebtay taagnaayeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 oo waxaa u soo ururay dad faro badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay oo fadhiistay, dadkii badnaa oo dhammuna xeebtay taagnaayeen. Viz kapitola |