Online Bible

- Reklamy -




Matayos 13:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Runtii waxaan idin ku leeyahay, nebiyo badan iyo dad xaq ah ayaa rabay iney arkaan oo maqlaan waxa aad aragtaan oo aad maqashaan, laakiin uma suurta galin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

17 Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 13:17

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy