Matayos 13:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub12 Mid walboo wax haysta waxaa la siin doonaa in ka badan intuu haysto, wuxuuna haysan doonaa wax badan. Laakiin kuwa aan waxba haysan xitaa waxa yar oo ey haystaan ayaa laga qaadi doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, waana loo badin doonaa, kii aan waxba haysanse, waa laga qaadi doonaa wuxuu haysto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah12 Waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, waana loo badin doonaa, kii aan waxba haysanse, waa laga qaadi doonaa wuxuu haysto. Viz kapitola |