Online Bible

- Reklamy -




Matayos 13:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Ciise ayaa ugu jawaabay, “Waayo waxaa la idin siiyay garashada sirta boqortooyada jannada, laakiin iyaga lama siin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada jannada garataan, kuwaase lama siiyo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

11 Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyada jannada garataan, kuwaase lama siiyo.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 13:11

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy