Matayos 12:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Sidoo kalana miyaydnaan sharciga Muuse ka akhrinin wadaaddada macbadka ka shaqeynaya maalinta Sabtida ey jabinayaan sharciga Sabtida haddana eysan dembiile ahayn? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Ama miyaydnaan sharciga ka akhriyin in wadaaddadii macbudka ku jira sabtida, ay sabtida ka dhigaan wax aan quduus ahayn oo ay ka eed la' yihiin? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Ama miyaydnaan sharciga ka akhriyin in wadaaddadii macbudka ku jira sabtida, ay sabtida ka dhigaan wax aan quduus ahayn oo ay ka eed la' yihiin? Viz kapitola |